Booliska Mandheera oo Raadinaya Nin la xariirinayo Al-shabaab

0

Maxkamada magaalada mandera Ee Dalka Kenya ayaa booliiska u ogaaalaty in 14 maalin lagu soo qabto nin looga shekiyay in uu ka tirsanyahay al shabaab.

Booliiska la dagaalanka Argagexisada magaalada mandera ee dalka Kenya ayaa lagu amray in ay ku soo qabtaan Muddo 14 maalin ah inta aan la xukumin gerij Oo laga shakisanyahay .

Simon Kariuki oo ah isbatooraha police-ka magaalada mandera ayaa u  sheegay maxkamada  in ay u bahanyihiin waqti lagu raadiyo isla markaana la ogaado  halka uu ku sugn yahay.

Siman Getu ayaa lagu xeray meel sideed kilo meter u jirta dalka soomaaliya oo u dhaw magaalada mandera 11 September 2016 halkaasna loogu gudbiyay booliska magaalada mandera ee dalka Kenya.

Waxaana la sheegay ninkan laga shakiyay in ay xereen ciidamada dowlada soomaaliya ee maamulka juba land  Tuhuno  laga qabo in uu doonayay in uu ku biro xarakada al:shabab sidaasi waxaa sheegay mr. kirikuu xili maxkamada uu ku sugnaa.

Xogta police ay heleen oo shaaca laga qaaday  ayaa sheegeysa in  waqti badan baaritaan ay  ku hayeen geedi socodka mobile kiisa gacanta iyo xiriirada uu sameynayo isago doonayay sida la sheegay in soomaaliya iyo mandera midkood uu kaga biro Dagaalyahanada  al: shabab

Waxaana  u soo gacan geliyay dowlada ku meel gaarka maamulka jubaland gaar ahaan kuwooda ku sugan magaalada buula xaawo ee dalka soomaaliya labo maalin ka hor  Boliiska magalaada mandera.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here