Taliska Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliya ayaa maanta soo saartay digniin ah in laga bilaabo maanta oo bisha Saptember ay tahay 11 aanan lagu arki Karin magaagaalada Muqdisho dhexdeeda Askari hubeynsan oo aanan ka mid aheyn kuwa hay’adaha amniga oo loo xilsaaray keliya.


