Manchester City Iyo Pep Guardiola ayaa guul gaaray kulankii Manchester Derby iyadoo Manchester United iyo Jose Mourinho ay la kulmeen guuldaro weyn.
Man United ayaa guuldareysatay kulankii ugu horeeyay horyaalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan iyadoo ay u tahay wax xanuun badan macalinka reer Portugal inuu guuldaro kala kulmo nin ay aad u xifaaltamaan ee Pep Guardiola halka United ay guuldaro wadno qabad ah kala kulantay kooxda ay daris cadawga yahiin ee Citizens.
Laba gool oo ay City u dhaliyeen qeybta hore ciyaarta Kevin De Bruyne Iyo Kelechi Iheanacho ayaa guul u horseeday kooxda ka dhisan Etihad Stadium, halka golka qura oo ay gurigooda ku dhaliyeen United uu dhaliyay Ibrahimovic dhamaadkii qeybta hore ciyaarta.
MANCHESTER UNITED (4-2-3-1): De Gea 6.5, Valencia 6.5, Bailly 5, Blind 6, Shaw 6, Pogba 6, Fellaini 6.5, Mkhitaryan 4.5, Rooney 6.5, Lingard 5, Ibrahimovic 7
Subs – Mata, Martial (for Shaw 81) Smalling, Rashford, (for Lingard 46, 7) Romero, Herrera (for Mkhitaryan 46, 6.5) Schneiderlin
Booked: Bailly, Fellaini, Ibrahimovic, Rooney
Scorer: Ibrahimovic 42′
MANCHESTER CITY (4-1-4-1): Bravo 4.5 Sagna 6.5, Stones 7, Otamendi 6.5, Kolarov 6, De Bruyne 8, Fernandinho 6.5, Silva 7, Sterling 5, Iheanacho 6.5, Nolito 6
Subs: Zabaleta (for De Bruyne 90), Fernando (for Iheanacho 54, 6), Caballero, Navas, Sane (for Sterling 60, 6) Clichy, Garcia.
Booked: Silva
Scorers: De Bruyne 15′, Iheanacho 36′
Referee: Mark Clattenburg 6
Star man: Kevin De Bruyne
























