
Guddiga Doorashooyinka dadban ayaa a soo saaray warqad ku saabsan Caqabadaha ay kala kulmeen Hirgalinta Hanaanka doorashooyinka 2016-ka iyagoo u gudbiyay Hogaamiyayaasha Madasha Wadatashiga qaran ee ku shirsan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya.
