Antoine Griezmann :”Macalin Diego Simeone Hadii uu ka Tago Atletico Madrid Ana Waan ka Tagayaa “,

0

Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa sheegay in uu kooxda ka tago hadii  Macalin Diego Simeone  uu qabto shaqada koox kale.

Laacibka kooxda Rojiblancos ayaa aad loola xiriirinayaa ka dhaqaaqista kooxda  ku ciyaarta Garoonka Vicente Calderon, Paris Saint-Germain ayaa kamid ah kooxaha aadka u xiiseenaya laacibka xulka dalka France Antoine Griezmann.

Si Kastaba ha ahaatee weeraryahankaan oo sanadkii aynu soo dhaafnay iyo sanadkaan Gudihiisa  meel wanaagsan gaarsiiyay xulkiisa iyo kooxdiisa ayaa kamid ahaa dhawaanahaan xidigaha loogu doonista badan dhanka suuqa kala iibsiga.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here