Macalinka xulka dalka England Sam Allardyce ayaa wada-hadal la furaya Macalinka kooxda Manchester City Pep Guardiola isagoo kala hadli doona Mustaqbalka Goolhaye Joe Hart.
Guardiola ay Keydka galiyay goolhayaha Numberka kowaad ee xulka dalka England Joe Hart, isagoo ka doorbiday Willy Caballero sedexdii kulan ay kooxda Ciyaartay.
Manchester City ayaa sidoo kale Todobaadkaan lasoo wareegtay goolhayaha xulka dalka Chile Claudio Bravo oo kaga Yimid kooxda Barcelona taasi oo shaki sii galinaysa Mustaqbalka Hart oo 10-sano ka Tirsanaa Teamka Mancester City.

