Ciidamo Kenyaan ah oo Lasoo Dhigay Xuduudka Soomaliya iyo Kenya ay Wadaagaan

0

Dowladda Kenya oo ciidamo badan soo dhigtay xadka ay la wadaagto  dalka soomaaliya si ay kaga hor tagaan Xarakada Al-Shabaab.

Saraakiisha ciidamada dowladda Kenya ee ku sugan xadka soomaaliya ay la wadaagaan ayaa warbaahinta dalkaasi u sheegay in ay kordhiyeen howlgalkoodii ay kula dagaalamayeen Al-Shabaab.

Waxa ay intaasi ay kusii dareen saraakiishaani waxyaabaha keenay kordhinta howlgalkaani uu yahay sidii ay kaga hor tagi lahaayeen Ciidamo ay sheegeen in ay katirsan yihiin Al-Shabaab oo weeraro ka geystay gudaha dalkaasi Mudooyinkii dambe iyo waliba inta lagu gudo jiro doorashada dalkaasi.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here