Rasmi:-Shkodran Mustafi oo Heshiis La Gaaray Naadiga Arsenal

0

Velencia daafaceeda Shkodran Mustafi ayaa heshiis shaqsiyadeed la gaaray naadiga arsenal kaasi oo Todobaadyada soo socda imaan doona Garoonka Emirates Stadium.

Arsene Wenger ayaa doonaya daafac cusub kadib dhaawacyo soo gaaray xidigaha Per Mertesacker iyo Gabriel Paulista,  wakiilka xidiga reer Germany ayaa cadeeyay in heshiiska uu jiro.

“Shkodran iyo Arsenal waxa ay wada gaareen Heshiis kaliyah waxaa harsan in lagu dhawaaqo heshiiska ayuu ,” Ali Bulut u sheegay Spox.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here