Waxaa Maanta la ciyaari doonaa kulamo ka Tirsan Horyaalka dalka ingiriiska waxaana Kulamada 7-aad ee Horyaalka
Kulanka Ugu horeeya ayaa ah ah kulanka dhaxmari doona kooxaha Crystal Palace iyo West Bromwich Albion ciyaar sii Gali doonta saacada Bariga africa markey tahay 02:45
Ciyaaraha kale ayaa soo wada Gali doona 05:00 waxaana is wajihi doona kooxaha AFC Bournemouth ? – ? Watford Aston Villa ? – ? Stoke City Manchester City ? – ? Newcastle United Sunderland ? – ? West Ham United
Ciyaarta Ugu dambeesa ayaa soo Gali doonta 07:30 waxaana is wajihi doona kooxaha Chelsea ? – ? Southampton
England – Premier League
04:45 Crystal Palace ? – ? West Bromwich Albion
07:00 AFC Bournemouth ? – ? Watford
07:00 Aston Villa ? – ? Stoke City
07:00 Manchester City ? – ? Newcastle United
07:00 Norwich City ? – ? Leicester City
07:00 Sunderland ? – ? West Ham United
09:30 Chelsea ? – ? Southampton

