War Rasmi ah:-Henrikh Mkhitaryan oo ku Biiray Naadiga Manchester United

0

Kooxda Manchester United ayaa heshiis la gaartay xidiga Henrikh Mkhitaryan kasoo kaga yimid kooxda dalka Germany ee Borussia Dortmund

United ayaa muddo ku raad joogtay laacibkaan 27-sano jirka kasoo kooxdiisa u dhaliyay 23-goal 52-kulan uu kasoo muuqday dhamaan tartamada  oo dhan waxaa xiligaan sii socda dib u dhiska lagu sameenayo naadiga Manchester United uu dhawaan la wareegay Macalin Jose Morinho.

Manchester United ayaa dhawaan la wareegtay xidigaha Eric Bailly iyo Zlatan Ibrahimovic Mkhitaryan ayaa noqday laacibkii sedexaad ay kooxdaan lasoo wareegto.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here