Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale xeer Madaxweyne kusoo magacaabay Guddiga Doorashooyinka dalka , oo ka kooban 22-xubnoood kadib markii Guddigii uu horey u magacaabay Madaxweynaha lakala diray.
Guddiga 15-kamid ah waa Rag halka Dumarkana ay yihiin 7-xubnood, waxaana lagu saleeyay Magacaabistooda Heer Gobol iyo heer Federaal.
- Cumar Maxamed Cabdule
- Mustaqiin weyd
- Maxamed Keynaan
- Saciid Jaamac Cali(Qorsheel)
- Nafsio Geedi Santuur
- Maxamed Cali Diiriye
- C/raxmaan Shiikh Macaawiye
- Deeqo Yaasin Xaaji Yuusuf
- Saciido Maxamed Musciid
- Aweyd abuukar sakorow
- Sahro Cabdi Xuseen Jaamac
- Burhaam Cilmi xirsi
- C/casiis sheikh Xuseen Dayid
- C/laahi Cali aadan Garoon
- Salaad cali ibraahin Catoos
- Aadan C/naasir Maxamed
- C/laahi salaad Yarow
- Yaasiin Cabdi Jaamac
- Axmed Maxamed Saciid
- Fardowso Maxamed daucaale
- Aaamino C/laahi Deerow
- Raaxo Maxamed Janaqow
Wuxuu xeerkaan dhaqan galayaa islamaalinta uu saxiixo Madaxweynaha Jamhuuriyada soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud waxaa la baabi’ayay xeer kastoo kan ka horeeyay kana soo horjeeda waxaa lagu daabici doonaa Faafinta Rasmiga ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya.

