Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Tartanka Qur’aan aqriska Idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho oo maalintii 17-aad galay maanta Tartanka waxaa ku tartamay tartamayaasha kala ah 1-Xasan aadan C/laahi 2-Mulki daahir Cali Maxamed Nuur qoobey 3- C/casiis Mursal waxaa su’aalaha weydiinayay Shiikh axmed axmed Jimcaale.








