Xulka dalka Argentine ayaa mar kale qasaariyay fursad uu ku qaadi lahaa Copa America kadib markii ay xalay la ciyaareen xulka dalka Chile.
Ciyaar aad xiiso badneed ayaa ka dhacay dalka Mareykanka labada dhinac ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed aad u wanaagsan inkastoo aysan wax gool ah iska dhalinin labadii qeyb ee ciyaarta iyo waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray.
Gool kulaad ayaa lagu kala saaray labada xul waxaa 4:2 ku adkaaday xulka dalka Chile kadib markii uu gool kulaad qasaariyay laacibka hogaamiya qaranka ee Lionel Messi
Argentina: Romero, Mercado, Otamendi, Funes Mori, Rojo, Biglia, Mascherano, Banega (Lamela 111), Messi, Higuain (Aguero 69), Di Maria (Kranevitter 57).
Subs Not Used: Guzman, Maidana, Roncaglia, Fernandez, Cuesta, Gaitan, Pastore, Andujar.
Sent Off: Rojo (43).
Booked: Mascherano, Messi, Kranevitter .
Chile: Bravo, Isla, Medel, Jara, Beausejour, Vidal, Diaz, Aranguiz, Fuenzalida (Puch 80), Vargas (Castillo 109), Sanchez (Silva 103).
Subs Not Used: Toselli, Roco, Pinilla, Hernandez, Pulgar, Gonzalez, Orellana, Herrera.
Sent Off: Diaz (29).
Booked: Diaz, Vidal, Beausejour, Aranguiz.
Chile win 4-2 on penalties
Att: 82,026
Ref: Heber Roberto Lopes (Braz

























