Madaafiic Xoogan oo Caawa Laga Maqlay Gudaha Magaalada Muqdisho

0

Qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir waxaa caawa ku dhacay Madaafiic aan la ogeyn halka sida rasmiga ah loogu soo tuuray

Ilaa 7-madfac ayaaa la maqlay xiligii salaada cishaha waxaa la ogeyn qasaaraha ay geysteen.

Wixii kusoo kordha simbanews.com kala soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here