Madasha Hogaamiyaasha Qaran iyo Dowlad Gobaleedyada oo ku Heshiis in Labo Xubin Lagu Kordhiyo Aqalka Sare

0

Madasha Hogaamiyaasha Qaran iyo dowlad gobaleedyada oo ku shirsan Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa isku raacay in 2-xubnood lagu soo kordhiyo xubnaha aqalka sare oo horey u ahaa 54-xubnood.

Wakaalada wararka Soomaliyeed ee Sonna oo soo xiganaysa Gudoomiyaha gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Jaylaani Nuur Ikar. Ayaa baahisay in  labo xubnood lagu soo daray Xubnaha aqalka sare islamarkaana la gaarsiiyay 56-xubnood.

Shirka Madasha Hogaamiyaasha Qaran iyo dowlad gobaleedyada ayaa  maanta  lagu wadaa in lasoo  gaba-gababeeyo  islamarkaana laga soo  saaro Warmurtiyeed loogu hadlaayo waxa lagu heshiiyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here