Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Tartanka Qur’aan aqriska Idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho oo maalintii 17-aad galay maanta Tartanka waxaa ku tartamay tartamayaasha kala ah 1-Xanaan Maxamed C/laahi 2-Maxamed Xareed Xasan 3-ibraahim qeyrow aadan 4- axmed shiikh Nuur waxaa su’aalaha weydiinayay Shiikh axmed axmed Jimcaale

