Wararka haatan naga soo gaaraya degmada hodan ayaa ku waramaya in Gudaha degmadaas ay ku dhaceen Tiro Madaafiic ah oo geysatay qasaaro dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyay 1-cunug oo aad u da’yar ayaa ku dhintay 6-kalana way ku dhaawacmeen madaafiicda oo ku dhacday xiro Ruush oo ku taala Gudaha degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

