Xubin  ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Britain oo La Toogtay

0

Rag Hubeysan ayaa deegaanka West Yorkshire ee Woqooyiga dalka  Ingiriiska waxa ay ku dileen Jo Cox oo ahayd xubin baarlamaanka Britain ka Tirsan.

Booliska Woqooyiga dalka Ingiriiska ayaa warbaahinta u sheegay in raga hubeysan ay toogteen Jo Cox  oo ahayd xubin baarlamaanka Britain ka Tirsan xili ay ka qeyb galaysay shir ka dhacayay Magaalada Leeds.

Warar soo baxaya aya sheegaya in raga hubeysan ay madaxa ka Toogteen Mrs Jo Cox.

Dhanka kale Raisulwasaaraha Dalka Britain David Cameroon ayaa ka tacsiyeeyay dilka Jo Cox oo ahayd xubin baarlamaanka Britain ka Tirsan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here