Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Tartanka Qur’aan aqriska Idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho oo maalintii 9-aad galay maanta Tartanka waxaa ku tartamay tartamayaasha kala ah 1-axmed C/raxman Maxamed 2-C/lahi C/raxmaan Maxamed waxaa su’aalaha weydiinayay Shiikh axmed Nuur















