Barcelona oo racfaan ka Qaadan doonta Kaarkii la siiyay laacibka Javier Mascherano’

0

Kooxda Barcelona ayaa sheegtay in racfaan ay ka qaadan doonto kaarkii Gaduudnaa ee la siiyay laacibka qadka dhexe ee Javier Mascherano’ kadib guushii ay kooxda Barcelona ay ka gaartay kooxda  Eibar kulamada Horyaalka Spain

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Barcelona ayaa hooyadiisa caayay caawiyaha garsoorahii kulankii xalay ka dhacay Garoonka Camp Nou waxaana ciyaarta laga saaray laacibka reer argentine daqiiqadii 83-aad

Macalinka kooxda Barcelona Luis Enrique ooo warbaahinta la Hadlay kadib guushii kooxda Eibar ayuu sheegay in ay kooxdiisa Racfaan  ka qaadan doonto kaarka gaduudan ee la siiyay laacibkii Hore ee kooxda Liverpool Javier Mascherano’

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here