Al-shabaab oo 13 Oday Dhaqameed  ka Afduubteen Gobolka Shabeelaha Dhexe

0

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan deegaan la yiraahdo Garboole, oo qiyaastii 50-km u jira magaalada Jowhar ayaa ku waramaya in  al-shabaab ay halkaas ka afduubteen 13 oday dhaqameed  oo deegaanka caan ka ahaa.

Ilaa hada la ogo sababta ay Xrakada al-shabaab ay u Afduubteen 13 odey dhaqmeed waxaana arintaan walwal ka muujiyay dadka ku nool deegaanka la yiraahdo Garboole ee hoos yimada Magaalada Jowhar.

Maamulka Magaalada Jowhar wali kama aysan hadlin xiriiro aynu la sameenay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here