Dhageyso:- Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan ee Idaacadda Simba+Sawirro

0

Waxaa Maanta la galay Maalinta Labaad ee tartan Aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo bil Walba ee ramadaan ay qabato idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho.

Tartanka Sanadkaan waxaa taabagalinaya iskuulka Super Commercial and Secondary School oo Abaalmarino qaali ah ku bixin doona Kaalimaha 1-aad, 2-aad, iyo 3-aad Tartamayaasha kusoo baxa kaalimahaas.

Tartamayaasha Maanta Tartamayay ayaa kala ahaa

1-Cumar abuukar Osmaan

2-C/wali xasan Cali

3-Cumar Maxamed Axmed

4-Farxiyo Maxamuud Maxamed\

5-Daahir Axmed Maxamed

6-C/majiid C/laahi Cali

7-Farxaan Maxamed Iimaan

Najiijada:- Tartamayaasha kala C/wali Xasan Cali, Farxaan Maxamed iimaan iyo Daahir ayaa usoo gudbay wareega labaad e Tartanka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here