Shiikh Nuur Baaruud:- Dadka Soomaliyeed Ha isku Gurmadaan Bisha Ramadaan Awgeed+Dhageyso

0

Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo Wareysi uu kaga hadlaayo Fadaa’isha Bisha Barakaysan ee Ramadaan siiyey Idaacada Simba ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay u gurmadaan dadka  ay Barakiciyeen Colaadaha iyo Fatahaada  ka dhacday meelo ka mid ah dalka gaar ahaan Gobalada Koonfureed.

Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah Culumada Soomaliyeed ayaa sheegay in bisha Barakaysan ee Ramadaan awgeed bushada Soomaaliyeed looga baahan yahay inay iscafiyaan isla-markaana ay u gurmadaan meelaha Dhibaatooyin ay ku heystaan dadka ku nool.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here