Kooxda Real Madrid ayaa habeenkii xalay ahaa ku guuleysatay koobka Horyaalada Yurub ee Champions League kadib markii ay gool kulaad kaga soo baxday kooxda ay isku Magaalada Yihiin ee Athletic Madrid kulan xalay ka dhacay Magaalada Milaano.
Real Madrid ayaa xalay ku guuleysatay koobkii 11-aad ee Champions League iyadoo xasuus gaar ah ay u noqonayso tani Macalin Zidane oo xili ciyaareedkii ugu horeeyay koobka Champions League la qaaday kooxdiisa Hore.
Real Madrid (4-3-3): Navas 7; Carvajal 6 (Danilo 51 6), Ramos 7, Pepe 6, Marcelo 6; Casemiro 7, Kroos 7 (Isco 72 6), Modric 8; Bale 8.5, Ronaldo 7, Benzema 7 (Lucas 76 6).
Subs not used: Nacho, Rodriguez, Casilla, Jese
Goal: Ramos 15
Booked: Carvajal, Navas, Casemiro, Ramos, Danilo, Pepe
Manager: Zinedine Zidane 7
Atletico Madrid (4-4-2): Oblak 7; Juanfran 7, Savic 6, Godin 7, Filipe Luis 6 (Gomez 109); Saul 7, Gabi 7, Augusto 6 (Carrasco 46 8), Koke 7 (Thomas 116); Griezmann 8, Torres 7.
Subs not used: Moya, Mendes, Correa, Gimenez
Goal: Carrasco 79
Booked: Torres, Gabi
Manager: Diego Simeone 7
Attendance: 75,000
Referee: Mark Clattenburg 6
















