Kooxda Astan Villa ayaa shaqada ka Ceyrisay macalin Tim Sherwood kadib markii ay kooxda xili ciyaareedkaan kasoo Muuqatay Kaalimaha Ugu hooseeya ee Horyaalka dalka Ingiriiska
War Goor dhoweyd kasoo baxay Maamulka Kooxda Aston Villa ayaa lagu sheegay in kooxda astan Villa ay shaqada ka cayrisay macalinkeeda Tim Sherwood

