Mid kamid ah xildhibaanada Baarlamanka Dowlada Soomaliya oo Xilkii iska Casilay

0

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya xarunta Golaha shacabka Xildhibaan Xasan Abshir Farax oo ka mid ah Xildhibaanada dowlada Soomaaliya ayaa iska casilay xilkii Xildhibaano

Xildhibaanka waxaa badalay wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Abshir Xasan Abshir waxaana lagu wadaa in maanta lagu dhaariyo Furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee Kulamada Baarlamanka soomaliya oo Maanta  furmay

Mudane Xasan Abshir Farax ayaa iska casilay xilka xildhibaano ka Hor inta uusan Furmin Kalfadhiga Todobaadka ee Kulamada Xildhibaanada Baarlamanka soomaliya oo Maanta ka Furmay Howlka xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here