Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmad Maxamed islaam axmed Madoobe ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban ilaa 17 Wasiir iyo wasiir Ku xigeeno.
Liiska Wasiirradda:
Mudane Max’ed Yuusuf Cumar Wasiirka macdanta, Tamarta iyo Biyaha
Mudane C/nuur Cali Aadan Wasiirka Warfaafinta , Tiknoolijiyadda iyo Isgaarsiinta
Mudane Cismaan Xuseen Xaaji Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah
Mudane Max’ed Cabdi Max’ed Wasiirka Gaadiidka
Mudane Aadan Ibraahim Awxirsi Wasiirka cadaaladda, Dastuurka iyo arimaha diinta
Mudane Max’ed Ibraahim Max’uud Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare
Mudane Cali Xaaji Nuur Cali Wasiirka caafimaadka
Mudane C/rashiid Jire Qalinle Wasiirka Maaliyadda
Mudane Max’ed Warsame Faarax Wasiirka arimaha gudaha
Mudane Axmed C/xafiid Max’ed Wasiirka deegaanka iyo dalxiiska
Mudane Max’ed Nuur Buulle Wasiirka Xanaanada Xoolaha
Mudane C/rashiid Xasan Nuur Wasiirka amniga
Mudane Shukri Weeyrax Kaariye Wasiirka howlaha guud iyo guryaynta
Mudane Max’ed Max’uud Yuusuf Wasirka dhalinyarada iyo Isboortiga
Mudane Fariid Jaamac Saleebaan Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha
Mudane Ibraahim Xasan Cabdi Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda
Mudane Geelle Max’ed Aadan Wasiirka Beeraha
Wasiir ku xigeennada;
Mudane C/rashiid Max’ed Ducaale Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo tamarta
Mudane Max’ed Ibraahim Faarax Wasaaradda warfaafinta, Tiknoolijiyadda iyo Isgaarsiinta
Mudane C/raxmaan Sheekh Khaliif Guurre Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga
Mudane Mahad Sheekh Cabdi Wasaaradda gaadiidka
Mudane Axmed C/risaaq Max’ed Wasaaradda waxbarashada
Mudane Dr. Aadan Inshaar Cumar Wasaaradda cadaaladda, dastuurka iyo arimaha diinta
Mudane Dr. Cali Nuur Axmed Wasaaradda caafimaadka
Mudane Xirsi Jaamac Gaani Wasaaradda maaliyadda
Mudane C/raxmaan Max’ed Xuseen Wasaaradda arimaha gudaha
Mudane Max’ed Axmed Cali Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska
Mudane Ibraahim Cabdi Xasan Wasaaradda xanaanada xoolaha
Mudane Isxaaq Max’ed Xasan wasaaradda amniga
Mudane Yuusuf Cabdi Aadan Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta
Mudane C/qaadir Max’ed Faarax wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga
Mudane C/kariin Aadan Xasan Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha
Mudane Cumar Xasan Oobbo Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda
Mudane Mahad Muxidiin Max’ed Wasaaradda Beeraha

