Natiijada Wareega 1-aad Ee Doorashada NUSOJ oo La Shaaciyay

0

Goordhoweeyd Waxaa Soo idlaatay Tirinta Codadka Wareega 1-aad Ee Doorashada NUSOJ, musharax Maahir Jaamac Aadan ayaa  helay 81 cod Halka Aadan Kismaayo oo isna La Tar Tamayay uu helay  61 cod .

Guddiga doorashada  ayaa sheegay in loo baahan yahay in la guda galo wareega Labaad ee Tartanka si loo kala saaro Musharixiinmt kala ah Aadan Kismaayo iyo Maahir Jaamac Aadan.

Wixii ku Soo Kordha La soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here