War Deg Deg:- Qarax Xoogan oo Goordhaweyd ka Dhacay Xaafada Cali Kamiin

0

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Cali Kamiin ee degmada Warta-nabada ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Qaraxa Xoogan in uu halkaas ka dhacay.

Qaraxa ayaa la sheegay in lagu xiray gaari taxi ah oo yaalay meel ku dhow masaajidka Sheikh Cabdi ee ku yaala Xaafada Cali Kamiin ee degmada warta-nabada.

Ciiidamo ka Tirsan kuwa Dowlada soomaliya ayaa Goordhaweyd gaaray waxaana la ogeyn qasaaraha ka dhashay qaraxa.

wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here