Gudoomiyihii Hore ee Maxkamada Sare ee Dalka Ilka-Xanaf oo Xilka Wareejinaya

0

Munaasabad uu xilka ku wareejinaayo Gudoomiyihii Hore ee Maxkamada Sare ee dalka Mudane Abuukaate Ceydiid C/laahi Ilka-Xanaf ayaa haatan ka socota xarunta Villa Soomaliya ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabada waxaa ku sugan Mas’uuliyiin ka Tirsan dowlada Soomaliya iyo Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Saleebaan oo isla maanta Xilka Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka ku wareegi doona.

Dhawaan ayay aheyd markii  degreeto Madaxweyne Xilkii loogu qaaday Gudoomiyihii Hore ee Maxkamada Sare ee dalka Abuukaate Ceydiid C/laahi Ilka Xanaf iskastoo muran badan kadib uu ilka-Xanaf uu dhawaaqay in uu aqbalay xil ka qaadista.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here