Kooxda Lichester City ayaa habeenkii xalay ahaa ku guuleysatay Hanashada Horyaalka dalka Ingiriiska markii ugu horeysay ee Tariikhda.
Kadib guushii ay ka gaareen kooxda Evertoon ayaa ka dhignaatay in kooxda la guddoon siiyo horyaalka dalka Ingiriiska xili ciyaareedka 2015/2016 Lichester ayaa sidaan ku noqotay hooyada horyaalka dalka Ingiriiska.









