Kooxda Paris Saint-Germain oo Wali La Tacaalaysa Dhaawaca Xidiga Marco Verratti

0

Kooxda dalka Faransiiska ee Paris Saint-Germain  ayaa la tacaalaysa  dhaawaca xidiga  Marco Verratti si uu xidiga ugu mid noqdo ciyaartooda xulka dalka Talyaaniga ee Ciyaaraha Uero 2016.

Macalinka kooxda Paris Saint-Germain   Laurent Blanc oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maamulka sare ee kooxda ay ku mashquulsan yihiin sidii loo daweyn lahaa xidiga Talyaaniga kasoo jeeda ee Marco Verratti’.

Xidiga Marco Verratti’ ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay dhaawac kaga maqnaa kooxdiisa waxaana dhawaan si daaweyn ah loogu qaaday isbitaal ku yaala Magaalada Munich ee dalka Germany.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here