War Deg Deg:- Qarax Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac Geystay oo ka Dhacay Degmada Afgooye

0

Wararka haatan naga so gaaraya degmada afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax lagula eegtay suuqa xoolaha degmadaas ciidamo ka tirsan kuwa canshuuraadka.

Qaraxa ayaa la tilmaamayaa in uu geystay qasaaro dhimasho dhaawac leh, waxaa qaraxa kadib ay ciidamada canshuuraadka ay fureen rasaas taasoo sababtay dhimasho iyo dhaawac sida ay goob-joogayaal u sheegeen idaacada simba ee Magaalada Muqdisho.

Maalmihii dambe suuqa xoolaha degmada Afgooye  waxaa kusoo badanayay qaraxyada lagu eeganayo ciidamada ka tirsan kuwa Canshuuraadka degmada afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here