Wararka ka imaanaya deegaanka Run-irgood ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada al-shabaab ay isaga baxeyn deegaankaas waxaa haatan jirin ciidamo ku sugan deegaanka.
Ciidamada dowlada soomaliya oo shalay laga qabsaday deegaanka Run-irgood ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa la tilmaamayaa in ay haatan ku sugan yihiin meel aan sidaas ugu fogeen deegaanka.
Dhanka kale Ciidamo al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ku hoyday deegaanka Run-irgood ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

