Gadiid ay Wateen Ciidamo ka Tirsan kuwa Amisom oo Goor dhaweyd Qarax Miino lagu eegtay Magaalada Marka

0

Ciidamo ka Tirsan kuwa amisom ayaa Goor dhaweyd qarax Miino waxaa Lagula eegtay Magaalada Marka ee Gobolka shabeelaha Hoose xili ay marayeen Halkaas

Qaar kamid ah dadka deeganka Magaalada Marka oo la Hadlay Radio simba ayaa xaqiijiyay in uu jiro qaraxa lala eegtay Gadiid ay wateen ciidamo ka Tirsan kuwa amisom oo maraayay qeybo kamid ah Magaalada Marka ee Gobolka shabeelaha Hoose

Ilaa Haatan lama Ogo qasaaraha ka dhashay qaraxa lala eegtay gadiidka ciidamada amisom ee Maraayay Magaalada Marka ee Gobolka shabeelaha iyo qasaaraha soo gaaray ciidamada

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here