Mareykanka oo Ka Hadlay Duqeyn Lala Beegsaday Al-shabaab

0

Taliska ciidanka Mareykanka ee loo yaqaano Africom ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay duqeyn diyaaradaha Mareykanka la beegsadeen goob ay isku aruursanayeen kooxda Al-shabaab oo ku taala Jubbada Hoose.

 

Warsaxafadeed kasoo baxay taliska ayaa lagu sheegay in duqeynta ay maalin ka hor ka dhacday deegaan dhanka Waqooyi bari kaga beegan magaalada Kismaayo ilaa 45KM.

 

Africom ayaa sheegtay in duqeynta ay timid kadib codsi uga yimid dowladda Fedaraalka Soomaaliya, islamarkaana ay aheyd mid is difaacid ah oo dhacday laba jeer.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here