Boqorka dalka Sacuudiga iyo Madaxweynaha Turky-ga oo Qadka Taleefanka kuwada Hadlay

0
Saudi King Salman (R) stands next to Turkish President Tayyip Erdogan during a welcoming ceremony upon Erdogan's arrival in Riyadh, Saudi Arabia December 29, 2015. REUTERS/Saudi Press Agency/Handout via Reuters ATTENTION EDITORS - THIS IMAGE HAS BEEN SUPPLIED BY A THIRD PARTY. IT IS DISTRIBUTED, EXACTLY AS RECEIVED BY REUTERS, AS A SERVICE TO CLIENTS. REUTERS IS UNABLE TO INDEPENDENTLY VERIFY THE AUTHENTICITY, CONTENT, LOCATION OR DATE OF THIS IMAGE. FOR EDITORIAL USE ONLY. NOT FOR SALE FOR MARKETING OR ADVERTISING CAMPAIGNS. EDITORIAL USE ONLY. NO RESALES. NO ARCHIVE.

Salmaan bin c/caziiz Boqorka dalka sucuudiga iyo madaxweynaha  dalka turkiga Rajab dayib ordugan ayaa wada hadal saacado qaatay ku yeeshay qadka taleefanka labada madax ayaa la sheegay in ay ka wada hadleyn arimo ay ugu muhimsaneed arinta Syria waxa ayna isku raaceen in xal aan dagaal aheyn haboontahy in loo wajaho xaalada dalka ay colaada ka jirto in kabadan 4 sano oo xiriir ah ee Syria

Waxa ayna ka dalbadeyn madaxweynaha dowlada la mucaaradsanyahay ee Syria bashar ala asad inuu amro in ciidankiisa ay joojiyaan weerarada ay qaadayaan iyaga oo kaashana diyaaradaha ruushka ee taageera dowladiisa isla markaan go’doonka laga qaado magaalooyin ay ciidanku go’doomiyeen kuwaa oo ay ka mid tahay xalab.

Labadanmasuul ayaa isla soo hadal qaaday booqashada uu boqorka sucuudiga ku aadayo turkiga si uu uga qeyb galo shirka golaha iskaaashigaa islaamka oo lgu wado in april uu ka dhaco Magaalada  istanbuul waxaana boqorka iyo madaxweynaha isla garteen inay kawada hadlaan xiriirka ka dhexeeya labada dal kadib tagista boqorka ee turkiga

Wada hadalkan labada hogaamiye ayaa imanaya xili diyaaradaha  dagaalka labada dal duqeyn ka fuliyeen Syria iyadoona ay isku diyaarinayaan sucuudiga iyo tukiga ka qeyb qaadasha gulufka colaadeed ee ka dhanka ah daacish kaa oo uu wado mareykanka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here