Arjen Robben:- Waxaan dib u Heli doonaa Qaab Ciyaareed Wanaagsan

0

Laacibka kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa shaaciyay in uu rajeynayo in uu dib u helo qaab ciyaareedkii wanaagsan kadib dhaawacyo badan oo hareeyay xidiga.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Holland ayaa saftay 11-kulan oo Horyaalka dalka German kaliyah waxa uu seegay 4-tii kulan  ee ugu dambeysay horyaalka dalka Germany xili ciyaareedkii 2015.

Si kastaba xidigii Hore ee kooxda Chelsea Arjen Robben  ayaa aaminsan in uu dib uu heli doono qaab ciyaareeedkiisa wanaagsanaaa kadib markii uu saftay kulamo dhowr sanadkii cusub ee 2016-ka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here