Korneel Saneey oo Qarax Ka Badbaaday,10-Kamid ah Ilaaladiisa oo Ku Dhimatay

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax lala beegsaday Kolonyo galbinaysay korneyl Saneey Cabdulle oo kamid ah saraakiishii Badbaado Qaran ee kahortagay mudo kororsigii Farmaajo.

Qaraxa oo dhulka ku aasnaa ayaa ka dhacay  int u dhaxeyso degmada Balcad iyo deegaanka Gololeey ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Inta xaqiijiyay waxaa qaraxa ku dhintay 10-Askari oo ka Tirsanaa Ciidamadda Ilaaladda Korneel saney,waxaana waxyeelo aysan soo gaarin Korneelka.

korneyl Saneey Cabdulle oo kamid ah saraakiishii Badbaado Qaran ee kahortagay mudo kororsigii Farmaajo ayaa haatan u sharaxan kursiga uu ku fadhiyo Wasiirkii Amniga Gudaha Maxamed Abuukad Ducaale islow.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here