Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleedka ee SEIT HirShabelle ayaa shaacisay in maalinimada beri oo taariikhdu tahah 29-ka bishan la shaacinayo guddiyada soo xulayo ergada kuraastii u danbeysay ee maamulkaasi ku haray ee kala ah; HOP#141, HOP#146 iyo HOP#135.


