Wararka Xoghayaha Guud ee Guddiga Goorashooyinka Federaalka oo Xilka Laga Qaaday By Radio Simba - Nisan 1, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal Muuse Guulle Yuusuf ayaa xilkii ka qaaday Xoghayaha guud ee guddiga doorashooyinka federaalka.