Jubbland oo Qabanaysa Doorashadda Afarta ee Taala Magaaladda Kismaayo

0

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey Jadwalka Qabashada Doorashada 4-tii kursi ee ugu danbeysay ee deegaan doorashada magaalada Kismaayo.

SIda lagu shaaciyay qoraalka lasoo saaray doorashadda kuraastaan ayaa la qaban doonaa 21-ka bishan oo ku beegan maalinimada Isniinta ah ee nagu soo aadan.

Kuraasta doorashadooda la qabanaayo ayaa kala ah #HOP029, #HOP124, #HOP133 iyo #HOP219.

Kursiga HOP124 ayaa si weyn isha loogu hayaa oo afartii sano aynu soo dhaafnay uu ku fadhiyay  C/raxmaan Dheere oo ah gacan yaraha taliyihii hore ee NISA.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here