Puntland oo Shaacisay Xiliga La Qabanayo Doorashadda lixda kursi ee harsan

0

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Puntland ayaa goordhaweyd shaaciyay jadwalka qabashada doorashada lixda kursi ee ka harsan xubnaha golaha shacabka ee laga soo doorto Puntland.

Doorashadda kuraastaan ayaa lagu qaban doonaa Magaaladda Garoowe Taariikhda marka ay tahay 18-ka bishaan Maarso.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here