Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay la wareegi doonaan Goobaha ay kaga sugan Yihiin Gobolada Galgaduud iyo Mudug xaraka al-shabaab
wasiir ku-xigeenka warfaafinta daahir faarax Fiidow oo wareysi siiyay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan qorshayaal cusub al-shabaab loogu saarayo goobaha ay kaga sugan Yihiin Gobolada Galgaduud iyo Mudug
Dagaal shalay ka dhacay deeganka Camaara ee Gobolka Mudug waxaa deegankaas kacan ku heyntiisa la wareegay ciidamo ka Tirsan kuwa Maamulka Galmudug oo mudooyinkii dambe waday dhaqdhaqaayo ciidan

