Wafdi Ka Socda QM oo Maanta Muqdisho Soo gaaray.

0

Maanta Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka Socda QM oo uu hogaaminaayo Ku xigeenka Wakiilka xog-hayaha guud ee QM Banki-moon Mr Jabra iyadoona Wafdigaas ay soo dhaweeyeen Madaxda Dowladda Soomaaliya.

Waxaana Soo dhaweynta ka dib Kulan gaar ah loogana hadlayey arimo badan uu la qaatay ku xigeenka Banki-moon Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxaana Kulanka oo looga hadlaayo arimo kala duwan uu ka dhacay Xarunta Xalane oo ah Fariisinka ugu weyn ee Ciidanka AMISOM ay ku leeyihiin gudaha dalka Soomaaliya.

Waxyaabaha ugu waaweyn ee kulankaasi looga hadlaayo Waxaa ka mid ah la dagaallanka Al-shabaab,arimaha doorashooyinka dalka iyo waliba sidii QM ay u xoojin lahayd xiriirka iyo taageeraha ay la leedaha Dowladda Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here