War Deg Deg: kooxo Hubeysan oo Goor Dhaweyd Dhaawacay Mas’uul ka Tirsan Shirkada Hormuud

0

Kooxo Hubeysan ayaa goor dhaweyd Gudaha suuqa Bakaaraha ku dhaawacay mid kamid ah Ma’uuliyiinta shirkada isgaarsiinta Hormuud ee xarunteeda Gudaha suuqa Bakaaraha, ee Gobolka Banaadir.

Mas’uulka la dhaawacay ayaa magaciisa Lagu sheegay C/risaaq cusmaan afrax (afgooye) oo ahaa ku xigeenka mas’uulka  shirkada isgaarsiinta Hormuud qeybteeda Gudaha Bakaaraha.

Dhanka kale Raga Hubeysan ayaa rasaas ku Furey Mas’uulka waxaana haatan si dhaawac ahaan loola cararay mid kamid ah isbitaalada ku yaala Gudaha Muqdisho.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here