Saxiixa cusub ee kooxda Chelsea Alexandre Pato ayaa markii ugu horeysay ka hadlay siduu u arko kusoo biirista kooxda Chelsea ee Horyaalka dalka Ingiriiska.
Laacibka heerka caalami ee xulka dalka Brazil ayaa waayo fiican kusoo qaatay Horyaalka dalka Brazil kadib markii uu ka dhaqaaqay kooxda ac Milan uu mudo ku sugnaa,
26-jirkaan ayaa aaminsan in uu mar kale bandhig wanaagsan ka sameyn doono qaarada Yurub kadib markii usoo kusoo biiray kooxda ka dhisan Garoonka Stamford Bridge. Ee Galbeedka Magaalada London.
“markaan aaday barteeda Bulshada taageerayaasha kooxda Chelsea si weyn ayay ii soo dhaweeyeen ayuu weeraryahankaan u sheegay Tv-ga kooxda Chelsea

