Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka dhibane ee idaacada simba ee Magaalada Muqdisho waana Galabnimo arbaco ah Tariikhdana ay ku beegan tahay 20-1-2016
Barnaamijka waxaan Todobaadkaan aan kusoo qaadan doonaan dhibane C/risaaq warsame axmed oo ah wiil yar oo ku xanuunsanaaya Magaalada muqdisho







