Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa dhaawac ahaan loogu saaray ciyaartii ay xalay Barcelona 6:0 ay kaga adkaatay kooxda Athletic Bilbao.
Xidiga haysta 5-jeer abaalmarinta Ballon d’Or ayaa goolkii kowaad ee kooxda Barcelona shabaqada ku shubay waxaa qeybtii Hore lagu badalay saxiixa cusub ee Arda Turan.,
Majalada Goal,com ayaa ku waramaysa in laacibka reer Argetine ee Lionel Messi uu awoodi waayay in uu kasii qeyb Noqdo ciyaartooda dhameysata ciyaarta,

