Rooney Goolkii uu galabta ka dhaliyay Liverpool Wax ka Ogow Muhiimada uu leeyahay

0

Weeraryahanka kooxda Manchester Uited Weyne Rooney ayaa jabiyay Record-kii u yaalay xidigii Hore ee kooxda arsenal Thierry Henry.

Goolkii uu galabta dhaliyay Rooney ayaa ka dhignaa in uu Noqday midka jabiyay Record ah in hal koox loo dhaliyo 176-goal uu Horey u sameeyay weerarkii Hore ee xulka dalka France Thierry Henry. Uu arsenal u dhaliyay intuu ku sugnaa 175-Goal.

Dhanka kale Rooney’ayaa Manchester United dhamaan tarmada oo dhan u dhaliyay 242-Goal wuxuuna 7-Goal ka hooseeyaa gool dhaliyaha ugu sareeya kooxda Manchester United Sir Bobby Charlton.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here